Restaurant ERP: Maamul Maqaayadaada Si Casri Ah

Xalka ugu dambeeya ee maamulka iibka (POS), alaabta (Inventory), iyo shaqaalaha maqaayadaada. Streamline your operations and grow your business.

Hadda Bilow Baro In Badan
Restaurant ERP Dashboard

Nidaamka Iibka (POS)

Iibi si degdeg ah adoo isticmaalaya nidaamka POS-ka ee casriga ah, kaas oo kuu fududeynaya dalabaadka iyo qaadashada lacagta.

Maamulka Alaabta

La soco hadhaaga alaabtaada (Stock) waqti kasta, si aadan marnaba ugu dhammaan waxyaabaha muhiimka ah.

Warbixino & Maaliyad

La soco KPI-yada muhiimka ah sida iibka maanta, faa'iidada nadiifka ah, iyo kharashaadka. Hel 7 warbixino oo dhammaystiran oo PDF/Excel loo dhoofin karo.

System Roles Management

Nidaamka Xaqiijinta & Maamulka Doorka

Restaurant ERP wuxuu leeyahay nidaam ammaan ah oo xaqiijin ah (Authentication). Waxaad u qoondeyn kartaa doorar kala duwan shaqaalahaaga sida Admin, Manager, Waiter, Chef, iyo Cashier, adoo xaddidaya awoodda mid kasta.

Bilow Hadda

Sahal in la Isticmaalo iyo Qaybo Badan oo Cajiib Ah

Maamul iibkaaga iyo dalabaadkaaga si fudud. Nidaamka POS-keena wuxuu kuu saamaxayaa inaad u adeegto macaamiishaada si xawaare leh, isagoo tirtiraya khaladaadka gacanta.

  • Isbedelka qiimaha & Qiime-dhimis (Discounts)
  • Xisaabinta canshuurta oo otomaatig ah
  • Nidaamka Maamulka Miisaska (Table Tracking)
Baro In Badan
Point of Sale System

Waa Maxay Restaurant ERP?

Waa nidaam dhammaystiran oo loogu talagalay maamulka maqaayadaha, laga soo bilaabo POS-ka ilaa maamulka miisaska iyo warbixinada maaliyadeed ee faahfaahsan.

Maamulka Miisaska

Nidaamka aragtida miisaska (Visual Grid) oo leh midabada (Green/Red/Yellow) si loo ogaado miisaska bannaan iyo kuwa la haysto.

Naqshad Soo Jiidasho Leh

Interface-ka isticmaalaha (UI) waa mid casri ah, fudud in la isticmaalo, oo indhaha soo jiita.

Maamulka Inventory

La soco alaabta jikada (Ingredients) oo hel digniinta stock-ga hooseeyo iyo maamulka alaab-qeybiyeyaasha.

Fududeyn & Xawaare

Waxaa lagu dhisay tignoolajiyad casri ah oo hubinaysa xawaare iyo fududeyn.

Warbixino Dashboard

Dashboard leh Chart.js visuals oo muujinaya iibka maalinlaha ah, alaabta loogu iibka badan yahay, iyo faa'iidada vs kharashka.

Waxqabad Sare

Nidaamka waxaa loo dhisay inuu si hufan u shaqeeyo, xitaa marka ay jiraan macaamiil badan.

Qiimaha Adeegga

Dooro qorshaha kugu habboon ee aad ku maamuli lahayd maqaayadaada.

Bilaw (Starter)

Ku habboon maqaayadaha yaryar

$20/bishii
  • Nidaamka POS-ka
  • Maamulka Miisaska
  • Warbixino kooban
  • Maamulka Inventory
Ugu Caansan

Ganacsi (Business)

Maamul dhammaystiran

$50/bishii
  • Dhammaan qaybaha Bilawga
  • Maamulka Inventory
  • Dhammaan 7-da Warbixinood
  • Taageero 24/7 ah

Pro (Enterprise)

Shirkadaha waaweyn

$100/bishii
  • Dhammaan qaybaha Ganacsiga
  • Taageero Priorirty ah
  • Tababarka shaqaalaha
  • Custom Integration